Imaaradka Iyo Sacuudiga Oo Ciidamo Calooshood U Shaqeystayaal African Ah U Soo Diraya Somalia .

Televison-ka Press TV ee laga leeyahay dalka Iran ayaa shaaca ka qaaday qorshaha imaaraka carabta iyo Sacuudiga waxaana uu sheegay in dalalkan  ay qorsheynayaan tababarista kumaan African calooshood u shaqeysta yaal ah si ay heer uga gaaraan howlaheeda Military. Televison-ka oo soo xiganaya Jariirada Al-Qududs Al-Arabia ayaa waxa uu xusay in Boqortooyada Sacuudiga ay qorsheysay tababarista … Continue reading Imaaradka Iyo Sacuudiga Oo Ciidamo Calooshood U Shaqeystayaal African Ah U Soo Diraya Somalia .